Qaamuuska Asalka
dibbad
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Maqanaanta labada habeen ee dayaxeed ugu dambeysa ee aanu dayaxu soo bixin. 2. Rugta dayuxu fariisto labada habeen ee ugu dambeeya bil-dayaxeed. 3. ld dibbasho. ld dubbad¹.
Erayo la-mid ah
dibbaaqoDhar iwm midab u yeelasho.dibbashold dibbad, dubbad¹, dubbasho.dibbir1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.dibbir1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (c…dibbiraysnaansho/dh ld dibbiraysnaan.dibbiri1. Wax dibbirsan ka dhigid. 2. Is d.: si islaweyni leh u muu…dibbirnimoDibbir ahaansho.dibbiroCaloosha oo fuurta dabayl gudaheeda ka samaysanta awgeed. ld…

