Qaamuuska Asalka
dhuux-lafo-holac
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Halaama-coodka dhuuxa iyo lafaha oo uu keeno caabuq. Waa khatar la socota markii lafi jabto, waa in si aad ah looga taxadaraa mar walba oo dhuuxa la gaaro xilliga qallinka lafaha iyo xubno-isgoysyada. Waxa kale oo keeni kara jeermi dhiigga la socda.
Erayo la-mid ah
dhuuHarag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld dā¦dhuubDhenged.dhuub1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo ā¦dhuubWax baaxaddiisa yaryar.dhuubaanMiro bisil oo engegan.dhuubanWax baaxaddiisa la yareeyey ahaansho.dhuubaneJaad kalluunka ka mid ah.dhuubashold dhuubad.

