Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuub

(-bab, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo isku xiran. 3. Sacab muggiis oo badar, sonkor iwm ah. 4. Mid ka mid ah ubaxa docihiisa.

Erayo la-mid ah

dhuuHarag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld d…dhuubaanMiro bisil oo engegan.dhuubanWax baaxaddiisa la yareeyey ahaansho.dhuubaneJaad kalluunka ka mid ah.dhuubashold dhuubad.dhuubnaanld dhuubnaansho, dhuubni.dhuubnaansho/dh eeg dhuubnow. ld dhuubnaan.dhuubnow1. Wax dhuuban noqosho. 2. Wax caato ah noqosho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms