Qaamuuska Asalka
dhuubaan
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Miro bisil oo engegan.
Erayo la-mid ah
dhuuHarag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld d…dhuubDhenged.dhuub1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo …dhuubWax baaxaddiisa yaryar.dhuubanWax baaxaddiisa la yareeyey ahaansho.dhuubaneJaad kalluunka ka mid ah.dhuubashold dhuubad.dhuubnaanld dhuubnaansho, dhuubni.

