Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhuug

MagacLafdheeriUrursi

Macnaha

Cayayaan ay fowfowlaha isku bahyihiin, leh af dhuuban oo uu dhiigga xoolaha kaga nuugo, geeluna dhukaanka ka qaado.

Erayo la-mid ah

dhuuHarag jilicsan oo waayadii hore dhar laga dhigan jiray. ld d…dhuubDhenged.dhuub1. Daliig mayrax ama xaskul ah. 2. Laa barshin oo caw ah oo …dhuubWax baaxaddiisa yaryar.dhuubaanMiro bisil oo engegan.dhuubanWax baaxaddiisa la yareeyey ahaansho.dhuubaneJaad kalluunka ka mid ah.dhuubashold dhuubad.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms