Qaamuuska Asalka
dhoofsan
(-sanaa, -sanayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax la dhoofiyay ahaansho. 2. Wax la soo dhoofiyay ahaansho.
Erayo la-mid ah
dhoob1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.dhoob1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid…dhoobMidab ri' cad dhabannada uga yaal.dhoobammiirWax biyaha dhoobada lagaga miiro.dhoobammiirDhoobo ka miirid (biyo).dhoobammiirashold dhoobammirad.dhoobammiiroBiyo qasan miirasho.dhooban1. Wax badan oo meel isugu urursan noqosho. 2. Wax salaaxmay…

