Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhoob

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.

Erayo la-mid ah

dhoobammiirDhoobo ka miirid (biyo).dhoobammiirWax biyaha dhoobada lagaga miiro.dhoobammiirashold dhoobammirad.dhoobammiiroBiyo qasan miirasho.dhooban1. Wax badan oo meel isugu urursan noqosho. 2. Wax salaaxmay…dhooban1. Wax badan oo meel ku urursan ahaansho. 2. Wax salaaxan ah…dhoobashold dhoobad.dhoobbiNin geel ijaar ku ilaasha; qowsaar.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms