Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhooban

(-bmay, -bantay; -bmi)
Falmg1

Macnaha

1. Wax badan oo meel isugu urursan noqosho. 2. Wax salaaxmay noqosho (guri, xafiis iwm). 3. Wax waabaayo marsantahay noqosho (fallaar, gammuun iwm).

Erayo la-mid ah

dhoob1. Dhoobo. 2. Weel dhoobo laga sameeyey.dhoob1. Wax badan meel isugu ururin. 2. Guri, xafiis iwm salaaxid…dhoobMidab ri' cad dhabannada uga yaal.dhoobammiirWax biyaha dhoobada lagaga miiro.dhoobammiirDhoobo ka miirid (biyo).dhoobammiirashold dhoobammirad.dhoobammiiroBiyo qasan miirasho.dhoobashold dhoobad.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms