Qaamuuska Asalka
dhimmanaasho
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xaalad uu koritaanka maskaxdu horay u joogsatay ama ay maskaxdu si aan dhammayn u kortay.
Erayo la-mid ah
dhimaad1. Dhimaal. 2. Wax sii dhimmaya.dhimaalWaxyeello cid loo geesto.dhimanMarka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo korom…dhiman1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho. 2. Qof w…dhiman1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. 2. Qof wa…dhimbil1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curad…dhimidld dhimis, dhimitaan, dhinniin.dhimirMaan; garaad; caqli. ld dhimiro.

