Qaamuuska Asalka
dhimbil
(-lo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.
Erayo la-mid ah
dhimaad1. Dhimaal. 2. Wax sii dhimmaya.dhimaalWaxyeello cid loo geesto.dhimanMarka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo korom…dhiman1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho. 2. Qof w…dhiman1. Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. 2. Qof wa…dhimidld dhimis, dhimitaan, dhinniin.dhimirMaan; garaad; caqli. ld dhimiro.dhimir-daaweynHab daaweyn lagu daweeyo isbeddellada dhimirka ku dhaca iyo …

