Qaamuuska Asalka
dhiman
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
Erayo la-mid ah
dhimaad1. Dhimaal. 2. Wax sii dhimmaya.dhimaalWaxyeello cid loo geesto.dhimbil1. Dhulux yar oo nool (dab leh). 2. Raydabka mirihiisa curad…dhimidld dhimis, dhimitaan, dhinniin.dhimirMaan; garaad; caqli. ld dhimiro.dhimir-daaweynHab daaweyn lagu daweeyo isbeddellada dhimirka ku dhaca iyo …dhimitaanYareynta wax intay ahaayeen in yar laga qaado. ld dhimid.dhimmanWax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.

