Qaamuuska Asalka
dhigo
FalGoobjoog
Macnaha
/mg. 3 (-gtay, -gatay) 1. (f.g) Wax la hayay meel saarasho. 2. (f.g) Wax kaydsasho. 3. (f.g) Cashar qorasho. 4. (f.g) Dugsi wax ka barasho. 5. (f.g) Ballan, heshiis iwm cid la gelid. 6. (f.mg) Ka dh.: wax, wax kale u beddelasho. 7. (f.mg) Is dh.: qof khatar iwm oo ku soo fool leh oo loo baahnaa in uu ka gaashaanto ka seexasho.
Erayo la-mid ah
dhigWax laba meelood loo qaybshey, middood.dhig(juqr.) Xarriiqo barbarra ah oo isku xira cirifka waqooyi iy…dhig1. Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal…dhig4/mg1 (-gay, -gtay) 1. (f.g) Wax la siday meel saarid. 2. (f.…dhigaalWax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd).dhigaalHabkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsan…dhigaaliWax kaydin.dhigaalisDhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la be…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
