Qaamuuska Asalka
dhigaal
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd).
Erayo la-mid ah
dhigWax laba meelood loo qaybshey, middood.dhig(juqr.) Xarriiqo barbarra ah oo isku xira cirifka waqooyi iyā¦dhig1. Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqalā¦dhig4/mg1 (-gay, -gtay) 1. (f.g) Wax la siday meel saarid. 2. (f.ā¦dhigaaliWax kaydin.dhigaalisDhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la beā¦dhigan1. Wax la qoray ahaansho. 2. U dh.: wax, wax la qiima ah ahaā¦dhigan1. Wax la kaydiyey noqosho. 2. U dh.: wax, wax kale la qiimaā¦

