Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhigaalis

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la beero.

Erayo la-mid ah

dhigWax laba meelood loo qaybshey, middood.dhig(juqr.) Xarriiqo barbarra ah oo isku xira cirifka waqooyi iy…dhig1. Ulo dhaadheer, jil iskula duuban, qaab qaanso leh oo aqal…dhig4/mg1 (-gay, -gtay) 1. (f.g) Wax la siday meel saarid. 2. (f.…dhigaalWax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd).dhigaalHabkastoo diiwaangeliya hawraar tiraab ah iyadoo la adeegsan…dhigaaliWax kaydin.dhigan1. Wax la kaydiyey noqosho. 2. U dh.: wax, wax kale la qiima…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms