Qaamuuska Asalka
dheryasameeye
(-yayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dheriqore.
Erayo la-mid ah
dherebIdiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; …dheregMarki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.dhereg1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga bu…dheregKa dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.dheregdhacsasho/dh eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.dheregdhacsoWax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.dheregsanWax dhergey ahaansho.dheregsanaanld dheregsanaansho.

