Qaamuuska Asalka
dheregdhacso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
Wax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.
Erayo la-mid ah
dherebIdiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; …dheregMarki walaxi ka kaaftoonto isbeddel.dhereg1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga bu…dheregKa dh.: nafley cunto ama cabitaan caloosha ka buuxin.dheregdhacsasho/dh eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.dheregsanWax dhergey ahaansho.dheregsanaanld dheregsanaansho.dheregsanaansho/dh ld dheregsanaan.

