Qaamuuska Asalka
dhereg
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Sida la noqdo markii cunto ama cabbitaan caloosha laga buuxsho. 2. Barwaaqo; ladnaan.
Erayo la-mid ah
dherebIdiin xarar iyo faraq lagu qurxiyo oo lagu qaado carruurta; …dheregdhacsasho/dh eeg dheregdhacso. ld dheregdhacsad, dheregdhacsi.dheregdhacsoWax dheregta yareeya ama babbi'iya sameyn.dheregsanWax dhergey ahaansho.dheregsanaanld dheregsanaansho.dheregsanaansho/dh ld dheregsanaan.dherer/mg1 (ray, -rtay) 1. (f.g) Aad u sugid; raagsasho; dhaahsash…dherer1. Salka iyo baarku inta ay isu jiraan, joog. 2. Wax dacalka…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
