Qaamuuska Asalka
dhegaqor
MagacLafdheeri
Macnaha
Summad idaha dhegta looga sameeyo iyadoo labada dhan ee dhegta in yar la gooynayo si ay caarad u yeelato.
Erayo la-mid ah
dheg1. Subag iwm xarkagid. 2. Cid iwm nabmid. 3. Ku dh.: wax gac…dheg1. Xubinta maqalka nafleyda. 2. Hilqadaha haweenku isku qurx…dheg-kafaarsanaansho/dh ld dhakafaarsanaan.dhega-adagQof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.dhega-adaygDabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo…dhega-adaygKu dh.: cid wax loo diray fulin waayid.dhega-adkaanld dhega-adayg¹, dhega-adkaansho.dhega-adkaansho/dh eeg dhega-adkow. ld dhega-adkaan.

