Qaamuuska Asalka
dhega-adag
(-dkaa, -dkayd)Falmg4
Macnaha
Qof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.
Erayo la-mid ah
dheg1. Xubinta maqalka nafleyda. 2. Hilqadaha haweenku isku qurx…dheg1. Subag iwm xarkagid. 2. Cid iwm nabmid. 3. Ku dh.: wax gac…dheg-kafaarsanaansho/dh ld dhakafaarsanaan.dhega-adaygKu dh.: cid wax loo diray fulin waayid.dhega-adaygDabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo…dhega-adkaanld dhega-adayg¹, dhega-adkaansho.dhega-adkaansho/dh eeg dhega-adkow. ld dhega-adkaan.dhega-adkowWax dhega-adag noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
