Qaamuuska Asalka
dhega-adayg
MagacLafdheeri
Macnaha
Dabci qof leeyahay oo u diida in si sahlan ku fulin waxa loo diray. ld dhega-adkaan.
Erayo la-mid ah
dheg1. Xubinta maqalka nafleyda. 2. Hilqadaha haweenku isku qurx…dheg1. Subag iwm xarkagid. 2. Cid iwm nabmid. 3. Ku dh.: wax gac…dheg-kafaarsanaansho/dh ld dhakafaarsanaan.dhega-adagQof aan amarka si sahlan u qaadan ahaansho.dhega-adkaanld dhega-adayg¹, dhega-adkaansho.dhega-adkaansho/dh eeg dhega-adkow. ld dhega-adkaan.dhega-adkowWax dhega-adag noqosho.dhegaati/dh (-iyo, m.dh) 1. Xarig yar oo dhigaha lagu xiro. 2. Siddo…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
