Qaamuuska Asalka
dhaxlidda-astaamaha
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xirafadda gaarka ah ee noole kororsaday inta uu noolyahay wuxuu u gudbin karaa caruurta uu dhali doono; fikraddaan cilmi ahaan ma aha mid sax ah ama rumowda.
Erayo la-mid ah
dhaxDh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.dhax1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaan…dhaxal1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raac…dhaxal/mg1 (-xlay, -xashay; -xli) 1. (f.g)Hanti qof dhintay uga ha…dhaxal1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababt…dhaxalgalWax waxtar weyn leh noqosho.dhaxalgal1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgeli…dhaxalgelidld dhaxalgal¹ (2).

