Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhaxal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raacaan waalidintooda.

Erayo la-mid ah

dhax1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaan…dhaxDh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.dhaxalgal1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgeli…dhaxalgalWax waxtar weyn leh noqosho.dhaxalgelidld dhaxalgal¹ (2).dhaxalsiiCid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.dhaxaltooxoWax dhaxal ah qaybinta. ld dhexaltooyo.dhaxalwareeg1. Cid waxay dhaxal u leedahay sida hanti, dhaqan iwm oo ka …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms