Qaamuuska Asalka
dhaxalgal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dh. ah: wax waxtar weyn oo loo aayo leh. 2. ld dhaxalgelid.
Erayo la-mid ah
dhaxDh. ah: nafley hoygeeda habeen ka maqnaan.dhax1. Ku dh.: meel aan buuxin. 2. U dh.: Haweeney la qabo ahaan…dhaxal1. Hantida qof dhintay looga haro. 2. Raad ay ilmuhu ka raac…dhaxal/mg1 (-xlay, -xashay; -xli) 1. (f.g)Hanti qof dhintay uga ha…dhaxal1. (qaan.) Hanti ama lacag aad ka heshay qof dhintay, sababt…dhaxalgelidld dhaxalgal¹ (2).dhaxalsiiCid dhibaato aayatiinkeeda wax u dhinta badid.dhaxaltooxoWax dhaxal ah qaybinta. ld dhexaltooyo.

