Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhashuun

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. ld dhashuumid.

Erayo la-mid ah

dhasAyax, ukun dhul ku aasid.dhaseNooc dixiriga ka mid ah, ka dhasha meelaha ay wasakhda ku ur…dhasheegBiyakuhar; balli; laas.dhasheeg(juqr.) Dhulhoosaad fidsan oo had iyo goor wabax ah (ama aha…dhashoSabiisha inteeda muuqata.dhashuumidld dhashuun¹ (2).dhasiig1. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.dhasiigWax ka dhega-adaygid. ld dhansiig².
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms