Qaamuuska Asalka
dhase
MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc dixiriga ka mid ah, ka dhasha meelaha ay wasakhda ku ururto oo xoolaha iyo dadkaba jirkooda gala.
Erayo la-mid ah
dhasAyax, ukun dhul ku aasid.dhasheegBiyakuhar; balli; laas.dhasheeg(juqr.) Dhulhoosaad fidsan oo had iyo goor wabax ah (ama aha…dhashoSabiisha inteeda muuqata.dhashuumidld dhashuun¹ (2).dhashuun1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. l…dhashuunMeel bugta dhacaan adag ka imaansho.dhasiig1. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
