Qaamuuska Asalka
dhasheeg
(-gyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Biyakuhar; balli; laas.
Erayo la-mid ah
dhasAyax, ukun dhul ku aasid.dhaseNooc dixiriga ka mid ah, ka dhasha meelaha ay wasakhda ku ur…dhashoSabiisha inteeda muuqata.dhashuumidld dhashuun¹ (2).dhashuun1. Dhacaan adag oo meel bugta ka yimaada; malax, milil. 2. l…dhashuunMeel bugta dhacaan adag ka imaansho.dhasiig1. Dhega-adayg. 2. ld dhasiigid ld dhansiig¹.dhasiigWax ka dhega-adaygid. ld dhansiig².
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
