Qaamuuska Asalka
dhaqangal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dh. ah: hirgelinta la hirgeliyo sharci, barnaamij iwm. 2. ld dhaqangelid.
Erayo la-mid ah
dhaq1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. …dhaqaaji1. Wax taagan socodsiin. 2. Subag, xayr iwm dhalaalin. 3. Wa…dhaqaaladdaranQof aan wax tashiilin ahaansho.dhaqaaladdarnaan1. eeg dhaqaalad-daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo ma…dhaqaaladdarraysanWax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.dhaqaaladdarraysnaanld dhaqaaladdarraysnaan- sho.dhaqaaladdarraysnaansho/dh ld dhaqaaladdarraysnaan.dhaqaaladdarreeWax dhaqaaladdarro ku samayn.

