Qaamuuska Asalka
dhaq
(-qay, -qday)Falg1
Macnaha
1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. Wax meel fog geyn.
Erayo la-mid ah
dhaqaaji1. Wax taagan socodsiin. 2. Subag, xayr iwm dhalaalin. 3. Wa…dhaqaaladdaranQof aan wax tashiilin ahaansho.dhaqaaladdarnaan1. eeg dhaqaalad-daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo ma…dhaqaaladdarraysanWax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.dhaqaaladdarraysnaanld dhaqaaladdarraysnaan- sho.dhaqaaladdarraysnaansho/dh ld dhaqaaladdarraysnaan.dhaqaaladdarreeWax dhaqaaladdarro ku samayn.dhaqaaladdarrowWax dhaqaaladdarro hayso noqosho.

