Qaamuuska Asalka
dhaqaaladdarnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
1. eeg dhaqaalad-daran. 2. Si aan habboonayn oo hanti loo maamulo. 3. Si aan habboonayn ee wax loo xannaaneeyo. ld dhaqaaladdarri, dhaqaaladdarro.
Erayo la-mid ah
dhaq1. Wax biyo ku nadiifin. 2. Si wanaagaan wax u maamulid. 3. …dhaqaaji1. Wax taagan socodsiin. 2. Subag, xayr iwm dhalaalin. 3. Wa…dhaqaaladdaranQof aan wax tashiilin ahaansho.dhaqaaladdarraysanWax la dhaqaaladdarreeyey ahaansho.dhaqaaladdarraysnaanld dhaqaaladdarraysnaan- sho.dhaqaaladdarraysnaansho/dh ld dhaqaaladdarraysnaan.dhaqaaladdarreeWax dhaqaaladdarro ku samayn.dhaqaaladdarrowWax dhaqaaladdarro hayso noqosho.

