Qaamuuska Asalka
dhagax-madoobe
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhagax ka mid ah dhadhaabaha faraha badan oo loo yaqaanno hadhaabo dhalan rogan.
Erayo la-mid ah
dhagCod lagu muujiyo dilka.dhagaati/dh (-iyo, m.l) ld dhegaati.dhagadhaalDhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybs…dhagarKhayaano.dhagarKhayaano cid ku samayn.dhagarleyHaweeney dhagar badan. ld dhagarrey.dhagarqabeQof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.dhagaxAdke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga he…

