Qaamuuska Asalka
dhagarley
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Haweeney dhagar badan. ld dhagarrey.
Erayo la-mid ah
dhagCod lagu muujiyo dilka.dhagaati/dh (-iyo, m.l) ld dhegaati.dhagadhaalDhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybs…dhagarKhayaano.dhagarKhayaano cid ku samayn.dhagarqabeQof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.dhagaxAdke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga he…dhagax-aboodiDhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.

