Qaamuuska Asalka
dhagarqabe
(-bayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof cid dhagar ka galay. ld dhagarlow, dhagarre, dhagarrow.
Erayo la-mid ah
dhagCod lagu muujiyo dilka.dhagaati/dh (-iyo, m.l) ld dhegaati.dhagadhaalDhul ka kooban meel dhagax ah iyo meel ciid ah oo kala qaybs…dhagarKhayaano.dhagarKhayaano cid ku samayn.dhagarleyHaweeney dhagar badan. ld dhagarrey.dhagaxAdke yaryar iyo waaweyn leh, buuraha ama dhulkahoose laga he…dhagax-aboodiDhagax gaar ah oo la aaminsanyahay inuu daawo leeyahay.

