Qaamuuska Asalka
dhacsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
1. Biyo iwm wax heerkay joogeen hoos uga dhacay ahaansho. 2. Daawo, fiiso, iwm wax waqtigii loogu talaggalay dhaafay ahaansho.
Erayo la-mid ah
dhac/mg1 (-cay, -cday; -dhici) 1. (f.g) Hanti cid kale leedahay …dhac1. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lag…dhacaamidld dheecamid.dhacaanHoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogad…dhacaanHab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kal…dhacaanOogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah…dhacaan-ganaceed(c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga samee…dhacadiidSi loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid…

