Qaamuuska Asalka
dhac
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato. 2. Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay. 3. ld dhicid.
Erayo la-mid ah
dhacaamidld dheecamid.dhacaanHab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kal…dhacaanHoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogad…dhacaanOogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah…dhacaan-ganaceed(c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga samee…dhacadiidQof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².dhacadiidSi loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid…dhacadiididld dhacadiid¹, dhacdiid¹, dhacdiidid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
