Qaamuuska Asalka
dhacaan-ganaceed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Dhacaanka ka qayb qaata dheefshiidka oo laga sameeyo ganaca. Soo saarkeed waxa kiciya hormoonayaal laga soo daayo xiidmaha qayb ka mid ah (duwoodenam) oo ayagana ay kicisay taabasha cunnada caloosha ka soo dagtay.
Erayo la-mid ah
dhac/mg1 (-cay, -cday; -dhici) 1. (f.g) Hanti cid kale leedahay …dhac1. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lag…dhacaamidld dheecamid.dhacaanHoore layiig ah oo ka yimaada nabar ama dhaawac gaaray oogad…dhacaanHab hawleed uu qanjir dhiigga ama dhacaanka soohyada wax kal…dhacaanOogada noole nabar ama dhaawac gaaray awgeed hoore layiig ah…dhacadiidQof dhabar u seexasho. ld dhacdiid².dhacadiidSi loo seexdo oo qofku dhabarka dhulka dhigo. ld dhacadiidid…

