Qaamuuska Asalka
dhabar-garaac
MagacLafdheeri
Macnaha
Xoog kula bixidda gabar la guursanayo. ld duud-garaac¹.
Erayo la-mid ah
dhab1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunt…dhabaabacaynld dhabaabacays, dhabaabaco.dhabaabaceeHab dhabaabaco ah u ordid (geel).dhabaabacoHab geelu u ordo oo afarta addinba mar qaado. ld dhabaabacay…dhabaalaynld dhabaalo.dhabaalee1. Dhabaale ku dhufasho. 2. Gubaabin.dhabaalyeeNafley canaanasho.dhabaalyeynld dhabaalyo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
