Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhab

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).

Erayo la-mid ah

dhabaabacaynld dhabaabacays, dhabaabaco.dhabaabaceeHab dhabaabaco ah u ordid (geel).dhabaabacoHab geelu u ordo oo afarta addinba mar qaado. ld dhabaabacay…dhabaalaynld dhabaalo.dhabaalee1. Dhabaale ku dhufasho. 2. Gubaabin.dhabaalyeeNafley canaanasho.dhabaalyeynld dhabaalyo.dhabaandhaw1. Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la s…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms