Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhabaabaco

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hab geelu u ordo oo afarta addinba mar qaado. ld dhabaabacayn.

Erayo la-mid ah

dhab1. Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq. 2. Xuddunt…dhabaabacaynld dhabaabacays, dhabaabaco.dhabaabaceeHab dhabaabaco ah u ordid (geel).dhabaalaynld dhabaalo.dhabaalee1. Dhabaale ku dhufasho. 2. Gubaabin.dhabaalyeeNafley canaanasho.dhabaalyeynld dhabaalyo.dhabaandhaw1. Si aayar ah oo gacanta loogu garaaco carruurta marka la s…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms