Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
deylo
Magac
Dhexdhexaad
Macnaha
Neef ido ah oo dheddig; lax.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
deyl
Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.
deylan
Neef ido ah wax deyl leh ahaansho.
deylnaan
ld deylnaansho.
deylnaansho
/dh ld deylnaan.
deylraac
Deyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan.
Erayga Manta
baanise
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…