Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deylan

(-lnaa, -lnayd)
Falmg4

Macnaha

Neef ido ah wax deyl leh ahaansho.

Erayo la-mid ah

deylMidab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.deylnaanld deylnaansho.deylnaansho/dh ld deylnaan.deyloNeef ido ah oo dheddig; lax.deylraacDeyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms