Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deyl

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Midab madow oo ku dherersan macasha ilaa sakaarka idaha.

Erayo la-mid ah

deylanNeef ido ah wax deyl leh ahaansho.deylnaanld deylnaansho.deylnaansho/dh ld deylnaan.deyloNeef ido ah oo dheddig; lax.deylraacDeyl ilaa caloosha gaarta oo iduhu yeeshaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms