Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

degasho

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld degad. degdeg¹ m.l 1. Dhaqsiyaha wax lagu qabto. 2. D. ah: wax si kedis ah u yimaada. ld deddeg¹, deddegsiinyo, degdegsiinyo.

Erayo la-mid ah

degaameeMeel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.degaameynld deegaameyn, deegaamin, degaamin.degaamin m.dh ld degaameyn.degaanMeel la deggan yahay. ld deegaan¹ (2).degaan-habboonKaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole wa…degaandegInta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.degaanshoXaalad deggan.degadduubSuuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms