Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

degaan-habboon

(baay.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Kaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole waxa lagu qeexi karaa cuntooyinka kala duwan ee uu quuto, kuwa isaga ugaadhsada, sida uu heerkulka ugu adkaysto iwm.

Erayo la-mid ah

degaameeMeel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.degaameynld deegaameyn, deegaamin, degaamin.degaamin m.dh ld degaameyn.degaanMeel la deggan yahay. ld deegaan¹ (2).degaandegInta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.degaanshoXaalad deggan.degadduubSuuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.degalbaarisBarashada taariikheed iyo dhaqan ee mujtamacyadii hore, adig…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms