Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

degaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Meel la deggan yahay. ld deegaan¹ (2).

Erayo la-mid ah

degaameeMeel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.degaameynld deegaameyn, deegaamin, degaamin.degaamin m.dh ld degaameyn.degaan-habboonKaalinta uu noole ka qaato deegaankiisa. D.ka h. ee noole wa…degaandegInta u dhexeysa dusha meel sare ilaa halka ay ka simantahay.degaanshoXaalad deggan.degadduubSuuman yaryar oo kabaha sandalka ah lagu qurxiyo.degalbaarisBarashada taariikheed iyo dhaqan ee mujtamacyadii hore, adig…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms