Qaamuuska Asalka
dayactir
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dib u hagaajinta lagu sameeyo guri, qalab iwm oo wax ka xumaadeen. 2. Ka ilaalinta wax laga ilaaliyo darxumada iyo baylahda.
Erayo la-mid ah
dayaamidld daryaamid, diryaamid, diyaamid.dayaanNoqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog a…dayaan1. Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, x…dayaanDurbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan²…dayacDaryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.dayacWax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².dayacanWax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.dayacidld daayacid.

