Qaamuuska Asalka
dayacan
(-cnaa, -cnayd)Falmg1
Macnaha
Wax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.
Erayo la-mid ah
dayaamidld daryaamid, diryaamid, diyaamid.dayaanNoqodka hir jabaq ee dul (gebi ama buur) xoogaa innaga fog a…dayaan1. Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, x…dayaanDurbaan, dhul iwm sharqan, hugun weyn ka yeerid. ld daryaan²…dayacDaryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.dayacWax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².dayacidld daayacid.dayacnaanld dayacnaansho, dayacsanaan, dayacsa-naansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
