Qaamuuska Asalka
dayaan
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Sharqan ama hugun weyn oo ka yimaada durbaan la tumayo, xoolo ama dad badan oo meel isugu yimid. 2. Cod dheer oo buuraha, daaraha, qararka iwm ay soo celiyaan markuu ku dhacay kaddib. ld daryaan¹, diryaan¹, diyaan¹.
Erayo la-mid ah
dayaamidld daryaamid, diryaamid, diyaamid.dayacWax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².dayacDaryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.dayacanWax la dayacay ahaansho. ld dayacsan.dayacidld daayacid.dayacnaanld dayacnaansho, dayacsanaan, dayacsa-naansho.dayacnaansho/dh ld dayacnaan.dayacsanaansho/dh ld dayacnaan.

