Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

darxumo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.

Erayo la-mid ah

darxadTarash; xiddo. darxadayn m.f.dh eeg darxadee.darxadeeMaro darxad u yeelid.darxumaysanWax darxumo hayso ahaansho.darxumaysashold darxumaysad, darxumaysi.darxumaysnaanld darxumaysnaansho.darxumaysnaansho/dh ld darxumays-naan.darxumaysoWax darxumo la kulmid.darxumeeWax darxumo la kulmid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms