Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

darxad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Tarash; xiddo. darxadayn m.f.dh eeg darxadee.

Erayo la-mid ah

darxadeeMaro darxad u yeelid.darxumaysanWax darxumo hayso ahaansho.darxumaysashold darxumaysad, darxumaysi.darxumaysnaanld darxumaysnaansho.darxumaysnaansho/dh ld darxumays-naan.darxumaysoWax darxumo la kulmid.darxumeeWax darxumo la kulmid.darxumoXaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms