Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

darxadee

(-deeyay, -daysay)
Falg2

Macnaha

Maro darxad u yeelid.

Erayo la-mid ah

darxadTarash; xiddo. darxadayn m.f.dh eeg darxadee.darxumaysanWax darxumo hayso ahaansho.darxumaysashold darxumaysad, darxumaysi.darxumaysnaanld darxumaysnaansho.darxumaysnaansho/dh ld darxumays-naan.darxumaysoWax darxumo la kulmid.darxumeeWax darxumo la kulmid.darxumoXaalad silic iyo rafaad leh. ld darxumi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms